soomaali
Surah Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya count 50
وَالْمُرْسَلَاتِ عُرْفًا
( 1 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 1 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 1](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxaan ku dhaartay Dabaysha wanaaga lala Diro.
فَالْعَاصِفَاتِ عَصْفًا
( 2 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 2 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 2](style/islamic/icons/mp3.png)
iyo Dabaysha sida daran u dhabata.
وَالنَّاشِرَاتِ نَشْرًا
( 3 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 3 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 3](style/islamic/icons/mp3.png)
Iyo Dabaysha roobka kicisa.
فَالْفَارِقَاتِ فَرْقًا
( 4 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 4 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 4](style/islamic/icons/mp3.png)
Iyo malaa'igta Xaqa iyo Baadilka kala Bixisa.
فَالْمُلْقِيَاتِ ذِكْرًا
( 5 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 5 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 5](style/islamic/icons/mp3.png)
iyo malaa'igta waxyiga soo Dajisa.
عُذْرًا أَوْ نُذْرًا
( 6 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 6 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 6](style/islamic/icons/mp3.png)
Si Dadka loo waaniyo looguna digo.
إِنَّمَا تُوعَدُونَ لَوَاقِعٌ
( 7 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 7 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 7](style/islamic/icons/mp3.png)
Ee waxa dadow Eebe ku Yaboohay wuu dhici.
فَإِذَا النُّجُومُ طُمِسَتْ
( 8 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 8 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 8](style/islamic/icons/mp3.png)
Markase xiddiguhu Nuurku ka tago.
وَإِذَا السَّمَاءُ فُرِجَتْ
( 9 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 9 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 9](style/islamic/icons/mp3.png)
Oo samadu Dildillaacdo.
وَإِذَا الْجِبَالُ نُسِفَتْ
( 10 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 10 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 10](style/islamic/icons/mp3.png)
Oo Buuraha la Rujiyo.
وَإِذَا الرُّسُلُ أُقِّتَتْ
( 11 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 11 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 11](style/islamic/icons/mp3.png)
Oo Rasuulladii la kulmiyo (iyo Dadkoodii).
لِأَيِّ يَوْمٍ أُجِّلَتْ
( 12 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 12 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 12](style/islamic/icons/mp3.png)
Maalion wayn oo loo Qabtay Darteed.
لِيَوْمِ الْفَصْلِ
( 13 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 13 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 13](style/islamic/icons/mp3.png)
In dadka la kala Bixiyo Dartiis.
وَمَا أَدْرَاكَ مَا يَوْمُ الْفَصْلِ
( 14 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 14 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 14](style/islamic/icons/mp3.png)
Maalinta kala Bixinta ma Taqaannaa.
وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ
( 15 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 15 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 15](style/islamic/icons/mp3.png)
Halaag wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniyay.
أَلَمْ نُهْلِكِ الْأَوَّلِينَ
( 16 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 16 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 16](style/islamic/icons/mp3.png)
Miyaannaan Halaagin Ummadihii hore.
ثُمَّ نُتْبِعُهُمُ الْآخِرِينَ
( 17 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 17 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 17](style/islamic/icons/mp3.png)
Haddana Aannaan Raccinhaynin kuwii Dambe.
كَذَٰلِكَ نَفْعَلُ بِالْمُجْرِمِينَ
( 18 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 18 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 18](style/islamic/icons/mp3.png)
Saasaana ku Falaynaa Dambiilayaasha.
وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ
( 19 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 19 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 19](style/islamic/icons/mp3.png)
Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniya.
أَلَمْ نَخْلُقكُّم مِّن مَّاءٍ مَّهِينٍ
( 20 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 20 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 20](style/islamic/icons/mp3.png)
Miyaannaan Idinka Abuurin biyo tabar yar.
فَجَعَلْنَاهُ فِي قَرَارٍ مَّكِينٍ
( 21 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 21 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 21](style/islamic/icons/mp3.png)
Markaasna yeellay meel ilaashan.
إِلَىٰ قَدَرٍ مَّعْلُومٍ
( 22 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 22 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 22](style/islamic/icons/mp3.png)
Tan iyo Muddo la yaqaanno.
فَقَدَرْنَا فَنِعْمَ الْقَادِرُونَ
( 23 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 23 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 23](style/islamic/icons/mp3.png)
Annagaa wax Qaddarray, wax Qaddarana u Fiican.
وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ
( 24 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 24 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 24](style/islamic/icons/mp3.png)
Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniya.
أَلَمْ نَجْعَلِ الْأَرْضَ كِفَاتًا
( 25 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 25 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 25](style/islamic/icons/mp3.png)
Miyaanaan ka yeelin Dhulka kafaalaqaade.
أَحْيَاءً وَأَمْوَاتًا
( 26 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 26 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 26](style/islamic/icons/mp3.png)
Nolol iyo Geeriba.
وَجَعَلْنَا فِيهَا رَوَاسِيَ شَامِخَاتٍ وَأَسْقَيْنَاكُم مَّاءً فُرَاتًا
( 27 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 27 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 27](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxaana yeellay Dhulka Dhexdiisa buuro sugan oo waawayn, waxaana idinka Waraabinnay biyo macaan.
وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ
( 28 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 28 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 28](style/islamic/icons/mp3.png)
Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniyay.
انطَلِقُوا إِلَىٰ مَا كُنتُم بِهِ تُكَذِّبُونَ
( 29 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 29 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 29](style/islamic/icons/mp3.png)
Aada gaalooy cadaabkii xaggiisa aad Beenin Jirteen.
انطَلِقُوا إِلَىٰ ظِلٍّ ذِي ثَلَاثِ شُعَبٍ
( 30 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 30 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 30](style/islamic/icons/mp3.png)
Aada hoos (Qiiba naarta) oo saddex madax ah.
لَّا ظَلِيلٍ وَلَا يُغْنِي مِنَ اللَّهَبِ
( 31 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 31 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 31](style/islamic/icons/mp3.png)
Oon hoosinayn, ololla (Kulaylna) wax ka tarayn.
إِنَّهَا تَرْمِي بِشَرَرٍ كَالْقَصْرِ
( 32 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 32 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 32](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxayna Naartu tuuri Dhimbilo daran ood Mooddo daar.
كَأَنَّهُ جِمَالَتٌ صُفْرٌ
( 33 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 33 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 33](style/islamic/icons/mp3.png)
Ama aad Mooddo geel madaw ah.
وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ
( 34 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 34 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 34](style/islamic/icons/mp3.png)
Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniyay.
هَٰذَا يَوْمُ لَا يَنطِقُونَ
( 35 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 35 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 35](style/islamic/icons/mp3.png)
Taasina waa maalin aynan hadlaynin Dadku.
وَلَا يُؤْذَنُ لَهُمْ فَيَعْتَذِرُونَ
( 36 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 36 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 36](style/islamic/icons/mp3.png)
Lamana idmo si Ay u cudurdaartaan.
وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ
( 37 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 37 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 37](style/islamic/icons/mp3.png)
Halaagna wuxuu u sugnaaday maalintaas kuwa xaqa Beeniyay.
هَٰذَا يَوْمُ الْفَصْلِ ۖ جَمَعْنَاكُمْ وَالْأَوَّلِينَ
( 38 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 38 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 38](style/islamic/icons/mp3.png)
Maalintan waa maalintii kala Bixinta, Waana idin kulminnay idinka iyo kuwii Horreeyayba.
فَإِن كَانَ لَكُمْ كَيْدٌ فَكِيدُونِ
( 39 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 39 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 39](style/islamic/icons/mp3.png)
Ee Haddaad wax Dhagrikartaan i Dhagra.
وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ
( 40 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 40 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 40](style/islamic/icons/mp3.png)
Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniyay.
إِنَّ الْمُتَّقِينَ فِي ظِلَالٍ وَعُيُونٍ
( 41 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 41 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 41](style/islamic/icons/mp3.png)
Kuwa Eebe ka Dhawrsada waxay ku sugnaan hoos iyo ilo;
وَفَوَاكِهَ مِمَّا يَشْتَهُونَ
( 42 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 42 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 42](style/islamic/icons/mp3.png)
(Waxayna Cuni) khudaartay Doonaan.
كُلُوا وَاشْرَبُوا هَنِيئًا بِمَا كُنتُمْ تَعْمَلُونَ
( 43 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 43 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 43](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxaana Lagu dhihi Cuna oo cabba Idinkoo shifaysan Camalkiinnii Dartiis.
إِنَّا كَذَٰلِكَ نَجْزِي الْمُحْسِنِينَ
( 44 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 44 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 44](style/islamic/icons/mp3.png)
Sasaana ku abaalMarinaynaa kuwa wanaagga fala.
وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ
( 45 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 45 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 45](style/islamic/icons/mp3.png)
Halaagna wuxuu u Sugnaaday kuwa xaqa Beeniya.
كُلُوا وَتَمَتَّعُوا قَلِيلًا إِنَّكُم مُّجْرِمُونَ
( 46 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 46 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 46](style/islamic/icons/mp3.png)
(Gaalada waxaa lagu Dhihi) Cuna oo Raaxaysta wax yar, waxaad tihiin Dambiilayaale;
وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ
( 47 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 47 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 47](style/islamic/icons/mp3.png)
Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniyay.
وَإِذَا قِيلَ لَهُمُ ارْكَعُوا لَا يَرْكَعُونَ
( 48 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 48 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 48](style/islamic/icons/mp3.png)
Markii la yidhaahdo Gaalada tukada ma tukadaan.
وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ
( 49 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 49 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 49](style/islamic/icons/mp3.png)
Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniya.
فَبِأَيِّ حَدِيثٍ بَعْدَهُ يُؤْمِنُونَ
( 50 ) ![soomaali - Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 50 Al-Mursalat ( Those sent forth ) - Aya 50](style/islamic/icons/mp3.png)
Hadalkeebay Quraanka Dabadiis Rumaynhayaan.