soomaali
Surah An-Naba' ( The Great News ) - Aya count 40
عَمَّ يَتَسَاءَلُونَ
( 1 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 1 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 1](style/islamic/icons/mp3.png)
Maxay iska waydiinayaan (Gaaladu).
عَنِ النَّبَإِ الْعَظِيمِ
( 2 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 2 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 2](style/islamic/icons/mp3.png)
Warkii waynaa xaggiisa (Qiyayaamada ama Quraanka).
الَّذِي هُمْ فِيهِ مُخْتَلِفُونَ
( 3 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 3 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 3](style/islamic/icons/mp3.png)
Ay isku diiddanaayeen.
كَلَّا سَيَعْلَمُونَ
( 4 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 4 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 4](style/islamic/icons/mp3.png)
Saas ma aha ee way ogaan donaan.
ثُمَّ كَلَّا سَيَعْلَمُونَ
( 5 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 5 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 5](style/islamic/icons/mp3.png)
Haddana way ogaandoonaan (wa xa ka dhaca).
أَلَمْ نَجْعَلِ الْأَرْضَ مِهَادًا
( 6 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 6 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 6](style/islamic/icons/mp3.png)
Miyaannaan Dhulka gogol ka yeelin.
وَالْجِبَالَ أَوْتَادًا
( 7 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 7 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 7](style/islamic/icons/mp3.png)
Buurahana Rukummo (ka yeelin).
وَخَلَقْنَاكُمْ أَزْوَاجًا
( 8 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 8 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 8](style/islamic/icons/mp3.png)
Miyannaan idinka Abuurina Noocyo.
وَجَعَلْنَا نَوْمَكُمْ سُبَاتًا
( 9 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 9 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 9](style/islamic/icons/mp3.png)
Miyannaan Hurdada Raaxo idiinka dhigin.
وَجَعَلْنَا اللَّيْلَ لِبَاسًا
( 10 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 10 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 10](style/islamic/icons/mp3.png)
Miyaannaan Habeenka asturaal idiinka dhigin.
وَجَعَلْنَا النَّهَارَ مَعَاشًا
( 11 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 11 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 11](style/islamic/icons/mp3.png)
Miyaannaan Maalinta waqti shaqo idiinka dhigin.
وَبَنَيْنَا فَوْقَكُمْ سَبْعًا شِدَادًا
( 12 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 12 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 12](style/islamic/icons/mp3.png)
Korkiinna miyaannaan ka dhisin Tooddoba xoog leh.
وَجَعَلْنَا سِرَاجًا وَهَّاجًا
( 13 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 13 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 13](style/islamic/icons/mp3.png)
Miyaannaan dhexdeeda yeelin Sirraad aad u ifi (Qorraxda).
وَأَنزَلْنَا مِنَ الْمُعْصِرَاتِ مَاءً ثَجَّاجًا
( 14 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 14 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 14](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxaan idiinka soodajinnay daruuraha biyo badan.
لِّنُخْرِجَ بِهِ حَبًّا وَنَبَاتًا
( 15 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 15 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 15](style/islamic/icons/mp3.png)
Si aan ugu soo bixinno Midho iyo Daaq.
وَجَنَّاتٍ أَلْفَافًا
( 16 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 16 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 16](style/islamic/icons/mp3.png)
Iyo Beero kulansan (badan).
إِنَّ يَوْمَ الْفَصْلِ كَانَ مِيقَاتًا
( 17 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 17 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 17](style/islamic/icons/mp3.png)
Maalinta kalabuxu waxay leedahay waqtu go'an.
يَوْمَ يُنفَخُ فِي الصُّورِ فَتَأْتُونَ أَفْوَاجًا
( 18 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 18 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 18](style/islamic/icons/mp3.png)
Waana Maalinta Suurka la afuufi ood u imanaysaan Kooxo.
وَفُتِحَتِ السَّمَاءُ فَكَانَتْ أَبْوَابًا
( 19 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 19 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 19](style/islamic/icons/mp3.png)
Samadana waa la furi waxayna yeelan Albaabo.
وَسُيِّرَتِ الْجِبَالُ فَكَانَتْ سَرَابًا
( 20 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 20 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 20](style/islamic/icons/mp3.png)
Buurahana waa la kaxayn waxayna noqon Dhalanteed.
إِنَّ جَهَنَّمَ كَانَتْ مِرْصَادًا
( 21 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 21 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 21](style/islamic/icons/mp3.png)
Naarta Jahannamana waxay u darbantahay.
لِّلطَّاغِينَ مَآبًا
( 22 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 22 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 22](style/islamic/icons/mp3.png)
(Gaalada) Xadgudbay meelay u noqdaan.
لَّابِثِينَ فِيهَا أَحْقَابًا
( 23 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 23 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 23](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxayna ku nagaan Dhexdeeda Sanooyin.
لَّا يَذُوقُونَ فِيهَا بَرْدًا وَلَا شَرَابًا
( 24 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 24 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 24](style/islamic/icons/mp3.png)
Mana ku dhadhamiyaan dhexdeeda qabaw (ama Hurdo) ama Cabbid midna.
إِلَّا حَمِيمًا وَغَسَّاقًا
( 25 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 25 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 25](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxaan ahayn biyo kulul iyo Dhacaanka (ehlu Naarka).
جَزَاءً وِفَاقًا
( 26 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 26 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 26](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxaana lagu abaalmariyay si waafaqsan Camalkoodii.
إِنَّهُمْ كَانُوا لَا يَرْجُونَ حِسَابًا
( 27 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 27 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 27](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxayna ahaayeen kuwa aan ka yaabaynin xisaab.
وَكَذَّبُوا بِآيَاتِنَا كِذَّابًا
( 28 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 28 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 28](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxayna beeniyeen Aayaadkannaga.
وَكُلَّ شَيْءٍ أَحْصَيْنَاهُ كِتَابًا
( 29 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 29 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 29](style/islamic/icons/mp3.png)
Wax walbana waxaan ku koobnay Kitaab.
فَذُوقُوا فَلَن نَّزِيدَكُمْ إِلَّا عَذَابًا
( 30 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 30 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 30](style/islamic/icons/mp3.png)
Ee dhadhamiya Caddibaad Gaalooy waxaan caddibaad ahayn idiin kordhinmaynee.
إِنَّ لِلْمُتَّقِينَ مَفَازًا
( 31 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 31 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 31](style/islamic/icons/mp3.png)
Kuwa Eebe ka dhawrsada waxay leeyihiin liibaan.
حَدَائِقَ وَأَعْنَابًا
( 32 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 32 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 32](style/islamic/icons/mp3.png)
Beero iyo Cinabyana way heli.
وَكَوَاعِبَ أَتْرَابًا
( 33 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 33 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 33](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxayna Guursan Haween da'yar oo isle eg.
وَكَأْسًا دِهَاقًا
( 34 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 34 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 34](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxayna heli Cabbid wanaagsan.
لَّا يَسْمَعُونَ فِيهَا لَغْوًا وَلَا كِذَّابًا
( 35 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 35 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 35](style/islamic/icons/mp3.png)
Jannada kuma dhexmaqlaan hadal macna la'aan ah iyo is beenin midna.
جَزَاءً مِّن رَّبِّكَ عَطَاءً حِسَابًا
( 36 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 36 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 36](style/islamic/icons/mp3.png)
Waa abaalmarin Eebe uu siiyay oo ku filan.
رَّبِّ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ وَمَا بَيْنَهُمَا الرَّحْمَٰنِ ۖ لَا يَمْلِكُونَ مِنْهُ خِطَابًا
( 37 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 37 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 37](style/islamic/icons/mp3.png)
Eebaha Samada iyo Dhulka iyo waxa u dhexeeya waa Allaha Raxmaan ah, Hadal wax ku soocelinna ma jiro (Qiyaamada).
يَوْمَ يَقُومُ الرُّوحُ وَالْمَلَائِكَةُ صَفًّا ۖ لَّا يَتَكَلَّمُونَ إِلَّا مَنْ أَذِنَ لَهُ الرَّحْمَٰنُ وَقَالَ صَوَابًا
( 38 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 38 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 38](style/islamic/icons/mp3.png)
Maalinta Jibriil iyo Malaa'igtu Saf istaagi wax hadli ma jiro Ruux Eebe idmo mooyee oo Hadal xaq ah ku hadla.
ذَٰلِكَ الْيَوْمُ الْحَقُّ ۖ فَمَن شَاءَ اتَّخَذَ إِلَىٰ رَبِّهِ مَآبًا
( 39 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 39 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 39](style/islamic/icons/mp3.png)
Maalintaasi waa sugantahay ee Ruuxii doona Eebe xaggiisa meeluu ku noqdo ha ka samaysto.
إِنَّا أَنذَرْنَاكُمْ عَذَابًا قَرِيبًا يَوْمَ يَنظُرُ الْمَرْءُ مَا قَدَّمَتْ يَدَاهُ وَيَقُولُ الْكَافِرُ يَا لَيْتَنِي كُنتُ تُرَابًا
( 40 ) ![soomaali - An-Naba' ( The Great News ) - Aya 40 An-Naba' ( The Great News ) - Aya 40](style/islamic/icons/mp3.png)
Waxaannu idiinka digaynaa Cadibaad dhaw Maalinta uu arki Ruux walba waxay Gacmihiisu hor marsadeen, Gaalkuna uu dhihi Shallaytadaydee maan Carro noqdo.